| | Somaliland News - Warsaxaafadeed Madaxtoyada Somaliland ka soo saartay socdaalkii wafdiga AU (Site not responding. Last check: 2007-10-30) |
 | | Warsaxaafadeed Madaxtoyada Somaliland ka soo saartay socdaalkii wafdiga AU Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa caawa muddo saacad ah xog-warran ku saabsan ujeedada aynu u marti qaadnay ku siiyey weftigii ka socday midawga Africa intii aanay gudo galin casho sharaf uu ku marti qaaday. |
 | | Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu yidhi ugu horreyntii” waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idinla kulmo idinkoo ka jawaabaya codsigaygii oo aad soo aragteen xaqiiqada ka jirta Somaliland ee ahayd: |
 | | Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu weftiga u faah faahiyey in shriweynahaasi ay qaban qaabisay SNM ee beeluhu u dhammaayeen lagu go’aamiyey laba sanno inay jabhaddu xukunka hayso, kadibna 1993 ay sidii ballanku ahaa dib ugu soo celiyeen shirweynihii beelaha Somaliland, sidaad soo aragteenna waxa noo hirgalay: |
| www.radiosomaliland.com /index.php?itemid=36 (925 words) |