| |
SomaliNet Forum (Archive) - I love you gedo |
 | | Taas kaddib, ma jiraan wax war rasmi ah ka haya xasuuqii shalay axaddii 21.01.01 ka dhacay Beled Xaawo? |
 | | Sidoo kale wax war rasmi ah ka haya waftigii ka socday dowladda ku meelgaarka ah ee isagana Garbahaarreey shalay lagu sheegay. |
 | | Dad baa leh waftigu ilaa Beled Xaawo ha socdo, meesha qaar kale qabaan in ammaankoodu khatar ku jiro oo ay habboon tahay in aanay Garbahaarreey dhaafin. |
| somalinet.com /forum/messages/13490/13664.html?982418125 (2042 words) |