| |
| | Allgedo Online |
 | | Website ayaa bishii November ee sannadkan wuxuu soo qoray wax uu ugu yeeray Press release, taariihkdiisu tahay November,14,1989. |
 | | miyaan la ogeyn qabiilka uu ka dhashay, miyaan la ogeyn inuu xiriir aad u dhow la leeyahay Ethiopia, miyaan la ogeyn inuu askari macanggaga yahay, intaas oo dhan ama ka badan ayaa cabdullaahi dadku ka yaqaanaan, war la qabaana xiiso ma leh. |
 | | Waxaan ka qayb galay shirkii dabayaaqadii 93dii lagu qabtay Addis Ababa, waxaan joogay dhamaadkii shirka khudbad uu allaha u naxariistee Gen. Maxamad Faarax Caydiid uu kula hadlayey dadkii markaas magaaladaas joogey, waxaana ka mid ahaa hadalkiisii inuu yiri, Annagu maantay dawlad ma lihin, waxaase noo dawlad ah tan, waxaana noo madaxweyne ah Meles Zenawi. |
| www.allgedo.com /jubba/december262004_5.htm (548 words) |
|