Factbites
 Where results make sense
About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   PR   |   Contact us  

Topic: Garoowe


Related Topics

In the News (Fri 17 Feb 12)

  
  Welcome to mudug online
Shirkii Garoowe oo mar kale Saakay lagu guul daraystay in uu furmo iyo Sariflayaasha Bossaaso oo ka shiray lacago faalso ah oo xamar ka yimid.
Wararkii Wargeyska Yool Shirkii Garoowe oo mar kale lagu guuldareystay in uu furmo saakay.
Dagaalo qaraar oo xamar ka dhacay iyo wararka Garoowe
gabanow.tripod.com /October/octobernews.htm   (597 words)

  
 Welcome banadir.com
At least four people were killed and four others wounded when fighting broke out in Garoowe, the regional capital of the self-declared autonomous region of Puntland, northeastern Somalia, a local journalist told IRIN on Monday [14 January].
Garoowe was calm on Monday, even though tension remained high, the sources said.
Traditional elders from the Garoowe area were meeting and were expected to issue a statement on Tuesday.
www.banadir.com /news_in.shtml   (507 words)

  
 Saylac | Somalia News and Information
Garoowe: Shir looga hadlayay ammaanka caasimadda Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe.
Garoowe: Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasime Guud iyo Kulankii Barlamaanka PL oo Wali Socda
Garoowe, (AllPuntland)- Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo tirsigeedu ahaa Xeer Madaxweyne Lam.138 ayaa Bile Maxamuud Qabowsade oo ahaa Tifaftiraha Wargeyska Yool loogu magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada DGPL 14kii Oktoobar 2003.
saylac.com /bari.htm   (607 words)

  
 :::Welcome to RADIOSSC website:::   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Shir Lagaga Hadlayey Mashaqadii Ka Dhacday Xabsiga Garoowe Ayaa Maanta Lagu Qabtey Huteel Ataash Ee Magaalada Laascaanood.
Kulankan ayaa labada dhinac ku gorfeyeen qaabka ugu habboon ee lagu soo afjari karo qaddiyadi labadii Askari ee lagu dilay xabsiga Garoowe, dilkaasi oo ahaa mid ka baxsan qaababka Islaamka iyo kuwa caalamka.
Siminaar Ku Saabsan HIV/AIDS Oo Ka Furmay Garoowe.
www.radiolascaanod.com /fullreport.php?sscid=779   (675 words)

  
 Top Somali stories - allsomali... online news headlines from reliable news sources
Ciidamadii ka soo horjeeday ee Jamac Cali Jamac oo iyagu shalay duulaanka ku yimid Garoowe kuna sugnaa saaka halka loo yaqaan Murqo Taagtaag ayaa iyagu ka dhaqaaqay fariisinkoodii iyagoon wax rasaas ah kusoo ridin ciidanka Maamulka Cabdullaahi Yusuf, waxayse difaac ka galeen Degmada Dangoroyo halkaas oo uu dagaal ku dhexmaray labada Ciidan.
Warkaan oo faahfaasan iyo waraysi kooban oo AllPuntland kala yeelatay xaalada dagaaladaan iyo jawiga guud ee Puntland Cabdishakuur Mire Aaden oo Boosaso Jooga ka dgayaso halkaan isagoo maqal ah kala soco AllPuntland
Garoowe: Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Garoowe oo ciidamada lagu amrayo inay ilaaliyaan xuquuqda dadka ayaa nuqul ka mid ah ay heshay AllPuntland...
www.allsomali.com /Puntland-News0605.htm   (609 words)

  
 Garoowe - TheBestLinks.com - TheBestLinks.com:How to edit a page, TheBestLinks.com:Style and How-to Directory, Cleanup, ...
Please improve it in any way that you see fit, and remove this notice and the listing on the cleanup page after the article has been cleaned up.
Garoowe or Garoe is the Governmental city of Puntland, it was both the puntland's parliament and presidential place was built and also where other minstery buildings are, Garoowe Has a population of about 60,000 inhabitants and is the third biggest city in the region after Bosaaso and Gaalkacyo and it lies between those major cities.
After 1998 Garoowe had changed from a village to a completed city and capital of state, and so far the city has it's own Airport and high education centers and many more....
www.thebestlinks.com /Garoowe.html   (203 words)

  
 Taliskii Ciidanka Daraawiishta oo Maanta Garoowe u guuray
Garoowe, [MOL] 15 September 2003- Gudoomiye ku-xigeenka baarlamaanka puntland Axmed Maxamed kulan oo u waramayay Radio Midnimo ayaa sheegay in lagu heshiiyey shirkii qodabadii la isku haystay ka dib markii ay shir wada galeen qaar ka mida hogaamiyaasha Siyaasada.
Mar wax laga waydiiyey in ay jiraan qaar ka maqan oo muqdisho shir ka wada sida Muuse Suudi ayuu ku tilmaamay raga muqdisho joogaa misaan kuma laha siyaasada soomaaliya waayo waa rag dabada haysta midnimada ummadda waana laga tashanayaa hadii aysan imaan shirka.
Garoowe, [MOL] 15 September 2003- Waxaa maanta ka guuray xeradii xogoble ee magaalada Qardho cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta puntland iyagoo ku sii jeeda xerada 54-aad ee duleedka garoowe.
www.mudugonline.com /2003/september/150903maanta.htm   (568 words)

  
 Somalitalk.com Online Community.
Baaq kasoo baxay Odayaasha Puntland ayaa cambaareeyey dagaalkii garoowe [Jan 11].
Qoraal ay odayaashu saxaafadda gaarsiiyeen ayaa ku baaqay in si degdega xukun loosootaago ciddii geystay dilkii kadhacay garoowe, iyagoo weliba ku baaqay in laga hortago noockasta oo rabshado ah oo abuurmi kara.
Waxa kale oo baaqaasi soo jeediyey in ay isimada gobolku dhameeyaan waxkasta oo khilaaf ah oo jiri kara dhexdooda, isla mar ahaantaana ay soo celiyaan hoggaan dhaqameedkoodii kusalaysnaa nabadda, wada noolaansho, iyo is-aaminaadda.
somaalitalk.tripod.com /2002/baaq/1m13012002.html   (504 words)

  
 AllPuntland.com   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Garoowe: Golaha wasiirada Puntland oo maanta shir ay yeesheen uga hadlay xaaladda ammaan ee Puntland.
Garoowe: Guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Garoowe oo daqiiqado ka hor la doortay.
Hoolka shirarka ee xarunta golaha deegaanka degmada Garoowe waxaa goor dhow oo daqiiqado ka hor ah i doorashadii guddoomiyaha golaha deegaanka degmada Garoowe.
allpuntland.com /news1/news   (892 words)

  
 Xeer-Ilaaliyaha Guud  - GO'AANKA ISIMADA EE 25KII  LUULYO,  2001
Ku: Xubnaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Garoowe
Ku: Guddiga Sare ee Garsoorka Dawlad Goboleedka Puntland Garoowe
Intaas ka dib, Golaha Wakiillada DGPL markay heleen tala bixinta isimada, waxay soo saareen Xeerka Lamberkiisu yahay 2 ee 27/06/2001, Madaxweynuhuna saxiixay, kuna soo baxay Faafinta Rasmiga, kaasoo Golaha Wakiillada, iyagoo cuskanaya qodobka 8.1 ee Axdiga Puntland iyo qodobka 35.1 ee isla Axdigaas, ay wax ka bedeleen qodobada soo socda ee Axdiga Puntland:
www.somaliawatch.org /archivemay01/010726104.htm   (582 words)

  
 Laas Qoray Net:::.. Heelladu waa Hanaan Laas Qoray   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay duleedka Garoowe
Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in shil baabuur uu ka dhacay halka lagu magacaabo Ilma Adeer oo 35km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Wararkii ugu horreeyey ee ka soo baxay cusbataalka guud ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya in halkaasi la keenay meydkii shan qof lix qof oo kale oo ay xaaladdoodu culustahayna lagu daweynayo cusbataalka.
www.laasqoray.net /article.php?articleid=307   (105 words)

  
 H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed receives an enthusiastic popular reception in Garowe, the State Capital.
This is to inform the people of Puntland State as well as the international community that the President of the Puntland State of Somalia has arrived Garoowe, the State Capital, today with warmest and in rare popular reception by the residents of the city.
Garoowe was in a festive mode as the President entered the city.
This follows the development leading to the victory of the forces of Puntland State that have finally cleared the main road linking Bosaso to Garoowe of road-blocks by bandits, outlaws and extremists.
www.allsomalianews.com /press/plpress_150802.htm   (128 words)

  
 Somaliuk Your Portal For News, Chat Rooms, Culture, Music, and Forums
I told him I was the Old Garoowe, an old joke used by those who had relatives in the formatioin of garowe.
The rich stay in their side of town while the poor live in the most crowded, no streats, part of town where most crimes occur and where no hosptals and good businesses are found.
You made headlines when you refused to take a pay for a month you were sick by saying you did not want to take a money you did not work for.  When the former government called you  to fight in Hargeisa you refused to join that war too and you were jailed for that.
www.somaliuk.com /Forums/index.php?topic=1885.36   (2464 words)

  
 Nin lagu dhaawacay magaalada garoowe.30/05/2004   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Hase Yeeshee, waxaa hawlgal ballaaran ku qaaday dableydaasi ciidanka booliiska ee degmada Garoowe, waxanay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah burcaddii.
Taliyaha saldhigga booliiska ee magaalada Garoowe, Dhamme Mursal C/laahi Faarax, oo saaka waramayey ayaa sheegay in ay burcaddaasi caadaysteen jidooyooyin labadii toddobaad ee la soo dhaafay iyaga oo dad halkaasi ku baartay waxyeellooyin kalena u geystey.
Taliyaha booliiska Garoowe ayaa sheegay, in ninka ay qabteen ma ahee intii kanena ay ku raad joogaan.
www.somalitribune.com /html2/html/print.php?sid=2756   (171 words)

  
 Yoolka Nolosha
ODAYAAL KA TIRSAN DEEGAANKA NUGAAL IYO COL. C/LAAHI YUUSUF OO KULAN KU YEESHAY GAROOWE.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in habeenimadii xalay bacad afurka ay kulan la yesheen qaar ka tirsan Odayaasha deegaanka Gobolka Nugaal Col. C/Laahi Yuusuf Axmed oo Iminka ku sugan Agagaarka Hoteel Meereysane.
Qaar badan oo kalana waxay taageerayaan Maamulkii hore ee Col. C/Laahi Yuusuf oo isagu 21 bishii ina dhaaftay dulaan ku soo galay Garoowe.
qandalo.tripod.com /id73.htm   (912 words)

  
 Welcome to Somaali.com---   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Magaalada garoowe ee caasumada dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta waxaa maalintii labaad ka soconayo diyaar garow balaaran oo...
Garoowe: Ku Biiritaanka Puntland Ee Saddex Degmo Oo Ka tirsan Gobolka Galgaduud OoGuddi Isku Dhaf Ah Loo Saaray
It seems to me that the two professors have been in academia very long and have spend too much time playing with theoretical models and thus have lost in touch with the realities beyond their office walls...
somaali.com   (1062 words)

  
 Qandala!
Waxaa maanta barqadii shir balaaran ku qabtay xarunta maamulka Gobolka Nugaal, Xubnaha golaha xukuumada ee maamulka C/laahi Yuusuf, ee ku sugan magaalada Garoowe, xubnahaan ayaa waxaa horkacayay Axmed Maxamed Ceegaag, oo isagu ah Wasirka xanaanada Xoolaha iyo horumarinta reer Miyiga.
Mr.Ceegaag, waxa intaas ku daray in dadka reer Garoowe uu salaan uga sido Madaxwaynahooda.
Haddii aysan intaas wax ka qaban waxaa leeyahay war waxba ma jiraane meesha isga taga, C/laahina hadduu yimaada waan ku oranayaa...teeda kale Garoowe waxay la hayd garoon diyaraduhu ka duulaan kuna soo degaan iyadoo roob uu da'ayo, aaway garoonkii, waa in arrintaasna wax laga qabtaa,lagulana xisaabtamo dadki dhibkaas gaysta, haddii kale been baynu isku sheegaynaa.."
www.qandala.com /modules/news/article.php?storyid=68   (375 words)

  
 SBC Online   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Cabdisalaan Xasan Gujir oo mar labaad ku guuleystey duqa degmada Garoowe
Garoowe - 04.June.2005 Doorashadii maanta ka dhacday xarunta baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa guddiga golaha deegaanka gobolka Nugaal ay ku doorteen duqa iyo kuxigeenka degmada Garoowe.
Fadhigii lagu dooranayey mas'uuliyiinta degmada Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa 18 ka mid ah xubnaha golaha deegaanka gobolka Nugaal ee dhowaanahan la dhisay waxana halkaas ka maqnaa ilaa iyo 9 xubnood.
www.sbconline.net /news.php?page=newspage&id=4638   (503 words)

  
 Biyo Kulule Online   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Garoowe ayaa waxaa soo gaaray Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka ee DFKS Md. Ibraahim Aadan (Kiish-Bur) isagoo safar lugta ah ku soo maraya magaalooyin ka tirsan Dowlad goboleedka Puntland
Garoowe,15.Nev. 2005,-Waxaa maanta Hoolka shirarka ee Xarunta Golaha Deegaanka Degmada Garoowe ka dhacadey Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Duqa Degmada Garoowe.
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Puntland, Md. Xasan Daahir Afqurac ayaa xarigga ka jaray dhisme loogu tallo galay wasaaradda maaliyadda ee DG-Puntland ee magaalada Garoowe.
www.biyokulule.com   (2012 words)

  
 Birds and birding in Somalia
I was mostly working at our office in Garoowe while I was there, but was able to get out bird watching a couple of times.
Along the Rabable tog, SW of Garoowe, 15 April, Somalia square 30c:
In Garoowe town, 14 April, Somalia square 30c:
www.africanbirdclub.org /countries/Somalia/news.html   (637 words)

  
 SBC Online   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Garoowe - 13.June.2005 Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe maanta la dhigay ilaa iyo 45 maxbuus oo lagu soo eedeeyey xaalufin deegaan.
Warar aanu ka helnay booliiska magaalada Garoowe iyo maamulka gobolka ayaa sheegaya in dadkaas oo inta badan ahaa shaqaale Itoobiyaan ah ay cawska sida caadiga ah uga baxay dooxadaas ay jarayeen si dadkii hawshaas u dirsaday ay u iibsadaan.
Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdullaahi Ciise Axmed ayaa isna war uu ka soo saaray xarunta maamulka gobolka Nugaal ku sheegay in uu dhowaan isugu yeeri doono qaybaha kala duwan ee bulshada si loo cirib tiro xaalufinta lagu hayo deegaanka.
www.sbconline.net /news.php?page=newspage&id=4752   (442 words)

  
 Welcome banadir.com
BBC Monitoring Service - United Kingdom; Nov 7, 2001 Text of report by Somali HornAfrik Online text web site on 7 November Reports from Garoowe [northeastern Somalia, Puntland administrative capital] say members of a special police force in Puntland have occupied the venue of the Garoowe clan conference and the national bank.
The police force whose loyalty is unknown is reported to have been complaining of salary delays.
The matter has caused tension in Garoowe and has disrupted the clan conference which has been taking place there.
www.banadir.com /nov07.shtml   (705 words)

  
 AllRefer.com - Somalia - Persecution of the Majeerteen | Somalian Information Resource
The Red Berets systematically smashed the small reservoirs in the area around Galcaio so as to deny water to the Umar Mahamuud Majeerteen sublineages and their herds.
In May and June 1979, more than 2,000 Umar Mahamuud, the Majeerteen sublineage of Colonel Ahmad, died of thirst in the waterless area northeast of Galcaio, Garoowe, and Jerriiban.
In Galcaio, members of the Victory Pioneers, the urban militia notorious for harassing civilians, raped large numbers of Majeerteen women.
reference.allrefer.com /country-guide-study/somalia/somalia40.html   (371 words)

  
 Madaxweynaha Puntland oo maanta Garoowe soo gaaray
Bosaaso, [MOL] 27 September 2003- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdulaahi Yuusuf ayaa maanta duhurkii ka soo degay goroonka Konoko ee magaala madaxda Puntland ee Garoowe.
Waftiga gudoomiyaha oo ka kooban 60 qof oo isugu jira masuuliyiin ka tirsan maamaulka Puntland, Fanaaniin, suxufiyiin iyo aqoonyahano ayaa waxay kulan la yeelan doonaan Madaxweynaha Puntland oo isla maanta Garoowe ku soo nqoday.
Booqashada gudoomiyaha ayaa lagu micneeyay kala warqaadasho iyo in gudoomiyu la kulmo Madaxweynaha oo intii Sanad ku dhaw ka qeyb galayay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka socda wadanka Kenya.
www.mudugonline.com /2003/september/270903maanta.htm   (735 words)

  
 AllPuntland News
Shir ka Dhacay Shalay Garoowe oo Lagu Kala Tagay Ka Dib Markii la isku Afgaran Waayay...
Shirkii Garoowe oo wali Muran ka taagan yahay iyo Xilka Taliyiha Qaybta Boliska Bari Muran ka taagan...
Isimadda Sool Iyo Buuhoodle oo Gurigooda la weeraray Garoowe iyo Islaan Maxamed Oo Shirgudoonkii Shirka Garowe Iska Casilay...
www.allpuntland.s5.com   (1694 words)

  
 SomaliLife.com -- | Forums | Af Soomaali | yaabka yaabkiisoow!   (Site not responding. Last check: 2007-10-25)
Wasiir ku xigeen maanta xaaskiisii ku toogatay Garoowe
Garoowe (AllPuntland) - Wasiir ku xigeenkii wasaaradda dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee dowladgoboleedka Puntland C/saaq Cali Siciid ayaa saaka 8:30 subaxnimo waxaa bastoolad ku toogatay xaaskiisii — asaga oo markaas joogay gurigiisa oo ku yaala Garoowe.
Xaaska marxuunka ee dilka gaysatay ayaa waxaa hadda lagu hayaa xabsiga Garoowe, waxaana arinteeda baaraya booliska.
www.somalilife.com /ntopic4451.html   (304 words)

  
 SAMSAM OO XORIYADEEDII MAR KALE HESHAY
Samsam waxa ay hadda joogtaa Garoowe ayadoo ay xornimadeedii mar kale u soo laabatay.
Warkaas waxaan ka helay Axmed Maxamuud Ducaale "Duuje" oo aan wax yar ka hor khadka teelfoonka kula xiriirnay asagoo jooga garoowe.
Khabiirka madaxa bannaan waxa uu toddobaadna booqan doonaa garoowe, Boosaaso iyo dhulka ay aafeysay dhibaatadii badgariirku ee xaafuun.
www.somalitalk.com /editorial/samsa106.html   (1044 words)

Try your search on: Qwika (all wikis)

Factbites
  About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   Press   |   Contact us  
Copyright © 2005-2007 www.factbites.com Usage implies agreement with terms.