| |
| | Cabasho Petition : [ powered by iPetitions.com ] |
 | | Colaadaha iyo khilaafaayada siyaasadeed waxaa lagu waayay naf iyo maal, si la mid ahna waxaa ka dhashay burbur, barakac baaxad weyn leh, iyo dilal loo geystay shacabka si aan kala sooc laheyn. |
 | | In odayaasha dhaqanka, culumaaudiinka, aqoonyahannada iyo cid-kasta oo sheeganaysa mas’uuliyada bahda ay ku abtirsanayaan dadka geysanaya fal dambiyeedyada, iyagana ay ku dhaceyso mas’uuliyadda faldambiyeedyadaas. |
 | | In dadka iska leh hubka, qalabka, hantida iyo mas’uuliyadda ciidanka dambiga lagu galayo ay mas’uul ka yihiin falka lagu fuliyo hubkooda, qalabkooda, ciidankooda iyo hantidoodaba, lagulana xisaabtami doono. |
| www.ipetitions.com /petition/Saxiix_cabasho (340 words) |
|