Factbites
 Where results make sense
About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   PR   |   Contact us  

Topic: Jubbada Dhexe


Related Topics

In the News (Mon 23 Nov 09)

  
 Maayland.com   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
ISUTAGGA DAWLAD GOBOLEEDKA HINTERLAND wuxuu ka dhashey israaca Siyaasadeed, dhaqaale, Nabadgelyo iyo Bulsahdeed ee Gobollada:- Shabeellaha Hoose, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe.
Madaxweynaha Isutagga Dawlad Goboleedka Hinterland wuxuu mathalayaa Astaanta Dawlad Goboleedka, wuxuuna mas’uul ka yahay xiriirka iskaashiga ee ka dhexeeya Dawlad Goboleedka Hinterland iyo Dawladda Dhexe ee Ku Meel Gaarka Somaaliyed.
a) 7% Waxaa yeelan doonta Dawladda Dhexe ee Federaaliga Ku Meel Gaarka Somaaliyed.
maayland.com /igad.html   (2110 words)

  
 gedo   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
the Somalian regions of Bakool, Bay and Jubbada Dhexe.
It is bordered by Kenya, the Somalian regions of Gedo, Bay, Shabeellaha Hoose and Jubbada Hoose and the...
regions of Bakool, Hiraan, Shabeellaha Hoose, Jubbada Dhexe and Gedo.
www.wikisearch.net /gedo   (167 words)

  
 >> Jubbada Dhexe Florists   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
By using our Jubbada Dhexe Florists pages you will be avoiding the delays and charges associated with another national service provider.
Jubbada Dhexe Florists will also add an expression of thanks card free of charge which we will give you your confirmation of delivery without having to call back.
If you are a local retail florist in Jubbada Dhexe and would like to be a part of the Directory click here to join.
www.florist-directory.net /Somalia/Jubbada-Dhexe/Florists.htm   (203 words)

  
 Jubbada Dhexe.html - Wikipedia, the free encyclopedia
Look for Jubbada Dhexe.html in Wiktionary, our sister dictionary project.
Look for Jubbada Dhexe.html in the Commons, our repository for free images, music, sound, and video.
If you have created this page in the past few minutes and it has not yet appeared, it may not be visible due to a delay in updating the database.
www.wikipedia.org /wiki/Jubbada_Dhexe.html   (103 words)

  
 kismayo - dagaalka Jubbada dhex
Wararki ugu dambeeyey ee dagaalka Jubbada dhexe,iyo saraakiishii lagu dilay dagaalkaas
July 28 2001 at 12:59 PM Wararki ugu dambeeyey ee dagaalka Jubbada dhexe,iyo saraakiishii lagu dilay dagaalkaas iyo fannaaniin Soomaaliyeed oo lagu qabsaday gobahii dagaalka
mic-28-07-2001, Mar kale ayaa xalay dagaal culus uu ka qarxay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe,gaar ahaan nawaaxiga Bu’aale,halkaas oo shalay uu dagaal ka dhacay kadib waxaa gacanta ku wada dhigay Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi(Morgan) oo hoggaaminayey maliishiyo xooggan oo ka kooban beelo isu tagay.
www.somaliawatch.org /archivemay01/010730302.htm   (168 words)

  
 Jubbada Dhexe - Result for Jubbada Dhexe - Meaning of Jubbada Dhexe - Definition of Jubbada Dhexe - Dictionary of ...
Jubbada Dhexe - Result for Jubbada Dhexe - Meaning of Jubbada Dhexe - Definition of Jubbada Dhexe - Dictionary of Meaning - www.mauspfeil.net
It is bordered by Kenya, the Somalian regions of Gedo, Bay, Somalia Bay, Shabeellaha Hoose and Jubbada Hoose and the Indian Ocean.
There you find a list of all editors and the possibility to edit the original text of the article Jubbada Dhexe.
www.mauspfeil.net /Jubbada_Dhexe.html   (125 words)

  
 Allgedo Online
Hay'adaan oo in mudaa ka hawlgalaysay gobolka jubbada dhexe fariisina ku lahayd magaalada bu'aale ee xarunta gobolka jubbada dhexe ayaa waxa ay albaabada u laabtay xaafiskeedii bu'aale ayada oo kala dirtay shaqaaleheedii oo gaaraayay ilaa and 30 qof halka ay ka fasaxday gaadiid u kiraysnaa oo gaarayay 3-4gaari.
Wakiilka isbahaysiga ee g/jubbada dhexe ducaale ganaane ayaa sheegay in ay haatan soconayaan dadaalo lagu doonayo in xariir lala sameeyo hay'ada lagana qanciyo wixii dhacay ayada oo loo balan qaadi doono in aysan mardanbe dhacayn.
Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la xariirnay ayaa ii sheegay in hay adu kaalin wayn kaga jirtay dhinacyada beeraha waxbarashada anddhiiragalinta,isla markaana ay arin naxdin leh ku noqotay dadka deegamadasi.
www.allgedo.com /jubba/dec142004_news_newsdesk2.htm   (176 words)

  
 Flowers and Gifts to Somalia, Jubbada Dhexe   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
The list of florists is provided to you as a reference and has been assembled from publicly available records for your convenience.
The One Directory has no affiliation and takes no responsibility as to the individual florists listed and their retail quality and floral expertise.
If you are a local retail florist in, Jubbada Dhexe and would like to be listed in The One Directory click here.
www.the-one-directory.com /Somalia_Jubbada-Dhexe_FlowersAndGifts.html   (199 words)

  
 VT Gobolka Jubbada Dhexe Forum   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
The travel forum is where you can ask for help on any aspect of a trip you're planning.
When 532,999 members from over 200 countries put their heads together, you're sure to get accurate, up-to-date and unbiased insights that you won't find anywhere else.
Be the first to post a question in the Gobolka Jubbada Dhexe Forum.
forum.virtualtourist.com /forum-3998-1-Travel-Gobolka_Jubbada_Dhexe--forum.html   (90 words)

  
 World Florist - Jubbada Dhexe Flower Delivery   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
We offer flower delivery and floral services to Jubbada Dhexe, Somalia including fresh cut flowers, flower arrangements, anniversary and any occasion bouquets, green plants, roses and funeral arrangements for all of your floral needs.
Same day delivery is sometimes possible but not guaranteed to Somalia.
Full floral services to private residences, businesses, schools, universities, hospitals, and funeral homes in Somalia, Jubbada Dhexe
www.world-florist.net /Somalia/Jubbada-Dhexe/Florists.htm   (71 words)

  
 DCP: Somalia : Jubbada Dhexe
41.1 km (25.5 miles) E of Afgooy, Jubbada Dhexe, Somalia
120.0 km (74.5 miles) NNW of Bu'aale, Jubbada Dhexe, Somalia
203.0 km (126.1 miles) WNW of Bu'aale, Jubbada Dhexe, Somalia
www.confluence.org /region.php?id=1138   (30 words)

  
 Somalia, Jubbada Dhexe Flower Delivery   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Flower Delivery by Florists in Somalia, Jubbada Dhexe
Set a crown on the cutest member of your wedding, and she’ll feel like a princess.
A traditional design of precious white flowers, perfect for the mother of the bride or the groom, or any honored guest.
www.the-one-directory.com /Somalia_Jubbada-Dhexe_Florists.htm   (205 words)

  
 Somalitalk.com Online Community:
Annaga oo tixraacayna baaqii ay soo saareen salaadiinta iyo ugaasyada beelaha gobolada Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose ee ka soo baxay magaalada Afmadow - Waxaanu si buuxda u taageersanahay mawqifka ay ka istaageen shirka nabadaynta ee lagu wado in uu ka dhaco dadlka Kenya, oo ah qaadacaad iyo in aanan laga qayb galin.
3.Waxaa nasiib darro ah in qabanqaabiyayaasha shirkan, iyaga oo ka dharagsan xaaladda dhabta ah ee ka jirta gobolada Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose, in ay shirka ku martiqaadeen isbahysiga Galgaduud, oo si xaaraan ah ku haaysta meela ka mid ah jubooyinka, maalin walbana shacabka ku gumaada.
Waxaanu ugu baaqaynaa dhammaan waxgaradka, odayaasha iyo ururada bulshada gobolada Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose in ay qaadacaan shirkaas la doonayo in xaaraanta lagu xalaaleeyo.
www.somaliatalk.com /2002/october/1e141002.html   (308 words)

  
 Muqdisho: Dowladdu waa in ay dhex dhexaad ahaataa | BBC Somali
Waxay ugu baaqeen dowladdu in ay dhex dhexaad ka ahaato dagaalkaas.
Mas'uuliyiintaasi waxay ku taliyeen in Duqey iyo xubno dowladda ka tirsan oo dhex dhexaad ah loo diro dhinacyada ku dagaallamaya Jubba si ay u dhex dhexaadiyaan.
Waxayna u muuqataa in ay jirto kalsooni darro ku kala dhex jirta xubnaha dowladda dowladda, maaddaama ay xubno iyada ka tirsan digniin u jeedinayaan.
www.bbc.co.uk /somali/news/010730_dowladda.shtml   (236 words)

  
 Baydhabo Press
Beesha Shiiqaaleed ayaa ayadu waxay wadatay qorshe ah in ay lahaato gobolka Jubbada Dhexe, kadib markii ay abaabulatay mooriyaan iyo gawaari toddoba oo tiknikada loo yaqaan, Beesha Xawaadle ayadu waxay gooni ahaan u wadatay qorshe ah in beeshu yeelato degmooyin leh xeeb, Marka iyo Baraawe.
Shiiqaaal “Aakhiro moog”, = Jubbada dhexe yaan layla sheegan.
1- In shuruud la’aan laga soo boxo dhulalka qoriga caaradiis lagu haysto sida Jubbada Hoose, Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.
www.network54.com /Forum/message?forumid=44498&messageid=1004743322   (1105 words)

  
 Cities in Jubbada Dhexe that begin with Y - TravelPost.com
Cities in Jubbada Dhexe that begin with Y - TravelPost.com
Browse cities in Jubbada Dhexe by first letter:
Cities in the region of Jubbada Dhexe that begin with Y :
www.travelpost.com /dir/AF/Somalia/Jubbada_Dhexe/SO008/Y/1   (62 words)

  
 Welcome banadir.com
The MPs who were: Abdiweli Mahmud Daud, Ibrahim Sahal Sigale and Zahra Ma'alin Bashir said the allied factions were mistreating residents and urged the interim government to implement the Arta charter particularly the article that calls for the dismantling of clan-based militia.
They also urged the government to dismantle militia groups which have imposed themselves on the people in the Jubbada Hoose and Jubbada Dhexe regions.
They said the militia groups have even denied people to work.
www.banadir.com /urge.shtml   (139 words)

  
 Traveljournals.net - Jab, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
Traveljournals.net - Jab, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
/ Explore / Somalia / Locations / Jab, Jubbada Dhexe
Maps and coordinates for Jab, Jubbada Dhexe, Somalia are approximative and not valid for navigation.
www.traveljournals.net /explore/somalia/map/m4567956/jab.html   (48 words)

  
 Traveljournals.net - Dahar, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
Traveljournals.net - Dahar, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
/ Explore / Somalia / Locations / Dahar, Jubbada Dhexe
Maps and coordinates for Dahar, Jubbada Dhexe, Somalia are approximative and not valid for navigation.
www.traveljournals.net /explore/somalia/map/p9090650/dahar.html   (48 words)

  
 UNDP-POGAR: Programme on Governance in the Arab Region
Type of State : Republic/unitaryDuring the course of the peace conference held in Djibouti in 2000, plans were discussed to develop a federal state in Somalia; a transitional federal charter was adopted at talks in Kenya in 2003 and 2004.
18 regions (gobolka): Awdal, Bakool, Banaadir, Bari, Bay, Galguduud, Gedo, Hiiraan, Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose, Mudug, Nugaal, Sanaag, Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose, Sool, Togdheer, Woqooyi Galbeed
British Somaliland became independent from Britain on June 26, 1960.
www.undp-pogar.org /countries/index.asp?CID=17   (794 words)

  
 VirtualTourist.com - Browse our Destination Listings for 'Gobolka Jubbada Dhexe'
VirtualTourist.com - Browse our Destination Listings for 'Gobolka Jubbada Dhexe'
Browse our Destination Listings for 'Gobolka Jubbada Dhexe'
» Destinations in and around Gobolka Jubbada Dhexe
members.virtualtourist.com /vt/l/0/f9e   (59 words)

  
 Xildhibaanka baxsadka ah Bare ADen(Hiiraale) oo rabba inuu markale   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Xildhaanka kasoo baxay shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Col. Bare Hiiraale hogaamiyaha kooxda Dooxada Jubba ayaa ka bilaabay magaalada Kismaayo wadahadal uu doonayo inuu dib ugu soo nooleeyo qorshe uu horey ugu guuldareystay ee Is-maamul Goboleed loo sameeyo qaar kamid ah Gobalada Koonfureed.
Bare Hiiraale oo ka mid ah xubnaha aan ka soo qeyb qaadan Doorashadii iyo Caleemo saarkii Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inuu wado qorshe uu dib ugu soo nooleenayo maamul u yeesho gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo oo uu Madax ka yahay.
Bare Hiiraale ayaa tan iyo intii ay joogsadeen dagaaladii dhexmaray maleeshiyadiisa iyo kuwa Gen. Morgan bishii la soo dhaafay ayuu wadday xiriir uu la sameenayo beelaha dega gobalada Gedo, Jubbada Hoose, Jubbada dhexe iyo waliba gobalada Shabeelada Hoose iyo Bay.
www.allsomali.com /nairobi_ID102012004.htm   (354 words)

  
 Jubbada Dhexe, Somalia Map & Placename Index   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Local Map of Sacco Uein, Jubbada Dhexe, Somalia
Local Map of Uar Gallo, Jubbada Dhexe, Somalia
Local Map of Bur 'çdde, Jubbada Dhexe, Somalia
www.multimap.com /index/SO9.htm   (73 words)

  
 The Transitional Government   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
The Transitional Government of Somalia today accused the Ethiopian government in connection with the renewed fighting in the Jubbada Dhexe and Shabeellah Hoose Regions [of southern Somalia].
Speaking at a news conference in Mogadishu today, the interim government's minister of information, Mr Zakariya Mahmud Haji, said the Ethiopian government had played a major role in the continuing fighting in Jubbada Dhexe and Shabeellaha Hoose, and called on the residents [of those regions] to defend themselves.
He added that the government has announced a state of emergency in the country.
www.ogaden.com /transitional_government.htm   (124 words)

  
 SomaliLife.com -- | Forums | Somalia Issues | Puntland??????
However i hope that we all unite as 1 and therefore succeed, as the victory of puntland is the victory of the rest of somalia because they do not want to break away from the rest of somali for good, which cannot be said for Somaliland as they dont want us plain and simple.
this leaves....hiiran, banaadir iyo shabeelada dhexe to u guys..lool
idinkey idinkiin dhex dhexaysaa p-land, so stop sayin that issaq ppl lives there....
www.somalilife.com /ftopic10253-0-asc-30.html   (937 words)

  
 Prayer Times, Qiblah, Mosques (Masjids), Islamic Centers, Organizations and Muslim Owned Businesses worldwide.
(2.37 N, 43.12 E) Veledei, (State: Jubbada Dhexe)
(6.8 N, 49.25 E) Vulture, (State: Jubbada Hoose)
(0.37 S, 42.62 E) Vuma, (State: Jubbada Hoose)
www.islamicfinder.org /cityPrayerD.php?lang=&country=somalia&city=V&start=0&home=2004-8-20&myMasjid=&emailSubscription=&email=&aversion=&athan=&prayerService=   (171 words)

  
 Traveljournals.net - Barsaa, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Traveljournals.net - Barsaa, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
/ Explore / Somalia / Locations / Barsaa, Jubbada Dhexe
Maps and coordinates for Barsaa, Jubbada Dhexe, Somalia are approximative and not valid for navigation.
www.traveljournals.net /explore/somalia/map/2130/barsaa.html   (48 words)

  
 Traveljournals.net - Cabobe, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Traveljournals.net - Cabobe, Jubbada Dhexe, Somalia - Location on world map, coordinates and short facts
/ Explore / Somalia / Locations / Cabobe, Jubbada Dhexe
Maps and coordinates for Cabobe, Jubbada Dhexe, Somalia are approximative and not valid for navigation.
www.traveljournals.net /explore/somalia/map/4599/cabobe.html   (48 words)

  
 Gedonet Online - Wararkii Ugu Danbeeyey Iyo Kismaayo   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Barre Hiiraale oo Booqanaya Deegaano Ka Mid Ah Jubbada Dhexe
Gudoomiyaha isbahaysiga dooxada jubba col:barre aaden shire iyo wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo ayaa aroornimadii maanta ugu ambabaxay degmada jilib lugtii koowaad socdaal ukuurgal nololeed ah oo uu kukala bixinayo deegaano katirsan gobolka jubbada dhexe.
Col:barre hiiraale oo ka hadlayay daah furkii kulankaan waxaa uu soo dhaweeyay dadaalkii ay muujiyeen hawlwadeenada shirkaan oo ku guulaystay in ay isu keenaan dhammaan dhinacyada ay qusayso arrinta laga wadahadlayo iyo guushii ay kagaareen hakinta dagaalo culculus oo dhex mari lahaa ciidamada iyo maleeshiyo beeleedka.
www.gedonet.com /modules.php?name=News&file=print&sid=426   (233 words)

  
 Gedonet Online - Soomaliya Iyo Wararkii Ugu Danbeeyey   (Site not responding. Last check: 2007-11-05)
Dagaal Beeled Ka Dhacay Deeganka Xaramka ee Gobolka Jubbada Dhexe
  Ugu yaran todobo qof ayaa geeriyotay shan iyo toban kalena waa ay dhawacmeen kadib markii dagaal beeled uu kaqarxay deganka Xaramka oo 50 km dhanka mogdisho kaga beegan degmada Jilib ee gobolka jubbada dhexe.
Talaadadii lasodhafay oo aan wadadaas soo maray ayaa waxaa ay indhahaygu qabanayeen maleshiyoyin xad dhaaf ah oo kusoo ururay goobaha isbaaroyinka oo mararaka qaar falal isugu jira dhac dil loogu gaysto dadka musafurinta ah ee isaga goosha gobolada Banaadir, Sh/hoose, jubada dhexe, jubbada hoose, iyo gobolka w/bari wadanka kenya oo ay soomalidu degto.
www.gedonet.com /modules.php?name=News&file=print&sid=580   (256 words)

Try your search on: Qwika (all wikis)

Factbites
  About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   Press   |   Contact us  
Copyright © 2005-2007 www.factbites.com Usage implies agreement with terms.