Factbites
 Where results make sense
About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   PR   |   Contact us  

Topic: Kismaayo


Related Topics

  
  Islamic Militiamen Fire At Crowd in Somali Port - washingtonpost.com
Somalia's interim government, whose strongest regional ally is Ethiopia, denounced the Kismaayo takeover as a breach of an agreement reached during peace talks in Sudan to halt further military expansion.
Kismaayo residents, near the border with Kenya, said some of the militiamen stirred up an already tense mood by burning the Somali flag and raising an Islamic one, after taking the city hours earlier without firing a shot.
Kismaayo is an important fishing, agricultural and livestock center, a relatively prosperous city in a war-shattered nation.
www.washingtonpost.com /wp-dyn/content/article/2006/09/25/AR2006092501104_pf.html   (425 words)

  
  Kismaayo - Wikipedia, the free encyclopedia
Kismayo (Somali: Kismaayo) is a city in the Jubbada Hoose region of Somalia.
It is near the mouth of the Jubba River, and is famous for its scenic surroundings.
Kismaayo was largely built by Ibraahim Unlaaye, the wealthiest man in Somalia prior to the civil war.
en.wikipedia.org /wiki/Kismaayo   (227 words)

  
 Somalitribune - Kooxaha Dooxada Jubba oo ku dagaalamaya gudaha Kismaayo - Jubooyinka - SmartSection   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Somalitribune - Kooxaha Dooxada Jubba oo ku dagaalamaya gudaha Kismaayo - Jubooyinka - SmartSection
Jubooyinka > Kooxaha Dooxada Jubba oo ku dagaalamaya gudaha Kismaayo
Dagaal gaystay dhimasho, dhaawac iyo bara kac ayaa maanta ka soconayay gudaha magaalada Kismaayo.
somalitribune.com /xoops/html/modules/smartsection/item.php?itemid=81   (283 words)

  
 AllPuntland.com
Isamadii Reer Puntland ee Taageersanaa Maamulka Carta oo uu Fajiciso ku Noqday Weerarkii Cabdi-Qaasim ee Kismaayo.
Dagaalo ka dhacay Galabta Yoontooy oo ku dhaw Kismaayo.
Kismaayo oo saaka laga xoreeyay xoogagii xooga ku haystay.
allpuntland.s5.com /BaaqaGabdhahaPL10Aug2001.htm   (491 words)

  
 KismaayoNews.com: Daily News From Somalia!
»JENERAL MOORGAN OO KISMAAYO KU WAJAHAN, IYO IS XULUFEYSI LALA SAMEYNAYO XILDHIBAANO KSOO JEEDA J/HOOSE/DHEXE.
DIL AAR GOOSI AH OO KA DHACAY MAGAALADA JAMAAME GOBOLKA J/HOOSE, AYAA LALA XARIIRINAYAA DILAL KALE OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO, TAASINA EEY SARE USII QAADEY CABSIDA LAGA QABO XAALADA AMAANKA GOBOLKA.
SIYAASIIN IYO MAS'UULIYIIN KISMAAYA JOOGA OO CANBAAREYN KULUL DUSHA OGA TUUREY DILALKII DHAWAANTA KISMAAYO KA DHACAY EE LAGU QAARIJIYEY 2 NIN GANACSATO AH.
www.kismaayonews.com   (887 words)

  
 Allwaamo.net
Kismaayo:-(allwaamo)-qarax xoogan oo lala beegsaday ninka sheegta afayeenka mooryaanta kismaayo haysata oo ka dhacay agagaarka xaafada calanleey 10 Oct 2007
Kismaayo:-(allwaamo)-Roobab xoogan oo gaystay qasaaro naf iyo maalbo leh oo ka da'ay magaalada Kismaayo 30 Sep 2007
kismaayo:-(allwaamo) Mooryaan hubeysan oo xalay Sheekh Cali Macalin ku dilay magaalada Kismaayo 27 Sep 2007
www.kismaayopost.com   (569 words)

  
 BBC News | Africa | Aideed allies take key port
Kismaayo was captured by militamen from the Somali National Front, which is allied to Hussein Aideed.
Kismaayo, which is Somalia's third largest town, had been controlled by the faction leader, Muhammad Said Hirsi - known as General Morgan - for the past six years.
Kismaayo is the port for the fertile Juba River valley, where most of Somalia's grain is grown.
news.bbc.co.uk /1/hi/world/africa/367493.stm   (315 words)

  
 Reference.com/Encyclopedia/Kismaayo
Kismayo, Kismayu, or Chisimayu (Somali: Kismaayo) is a city in the Jubbada Hoose Region, Somalia.
It is near the mouth of the Jubba River, and is famous for its old port.
It is a strategic city, in the deep south of the country, close to Somali-inhabited lands in Kenya.
www.reference.com /browse/wiki/Kismaayo   (174 words)

  
 Somalian Islamic militia wins control of Kismaayo - Jane's Security News   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
The Islamist militia of the Union of Islamic Courts (UIC) have taken control of the southern Somali port of Kismaayo without a fight after pro-government forces fled the city on 24 September.
The fall of Kismaayo is not unexpected, given that the UIC controls much of the rest of southern Somalia, but in taking control of the port city, the group has achieved a number of objectives.
Second, control of Kismaayo gives the UIC access to a major source of revenue, alongside that of the port at Mogadishu.
www.janes.com /security/international_security/news/iwr/iwr060926_1_n.shtml   (253 words)

  
 AllPuntland News   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Arintan ayaa sabab looga dhigay maamulka Kismaayo oo canshuur xad dhaaf ah saaray raashinka kasoo daga dekedda magaalada Kismaayo.
Kiishka Burka ah ayaa magaalada Kismaayo ka gaaray 600 oo kun oo shilinka Soomaaliga ah, halka ay horay uga ahayd 400 oo kun oo shilinka Soomaaliga ah, Sonkorta ayaa ayaduna gaaray 400 oo kun oo shilinka Soomaaliga ah.
Dekedda wayn ee magaalada Kismaayo oo mar ahaan jirtay dakadaha ugu dhaq dhaqaaqa badan Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka dhoofa oo lagu xisaabtamaa oo kaliya, dhuxusha laga gubo dhirtii dabiiciga ahayd ee gobollada Jubbooyinka iyo sidoo kale birihii ay lahaayeen warshadihii dalka.
www.allpuntland.com /news1/news/news_item.asp?NewsID=4927   (226 words)

  
 Qandala!
Muqdisho:- Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maamulka Isbahaysiga Dooxada Jubba ee ka
kooxo kale oo dhamaantood ku lug leh dirirta dhinacyada isku haya gacan ku haynta magaalada Kismaayo, iyadoo uu xalay
guddoomiyaha ururka USC Maxamed Qanyare Afrax oo ka hadlayay xiisadda ka soo cusboonaatay Kismaayo, uu sheegay in haddii uu
www.qandala.com /modules/news/article.php?storyid=227   (651 words)

  
 Ogadennews: somaliogaden people website
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay hadal heyn ku saabsan in Maxkamadaha Islaamka ay qorsheynayaan in ay qabsadaan magaalada Dekedda leh ee Kismaayo, waxaana qabsashada Magaalada ee Maxkamadaha Islaamka fududeeyay xubno ka tirsanaa Isbaheysigii Dooxadaha Jubba oo Maxkamadaha gacan saar la sameystay.
Shiikh Shariif waxaa uu sheegay in aysan Maxkamadaha Islaamka qabsan Magaalada Kismaayo balse sida uu yiri dad ka soo jeeda deegaanadaas ay ka codsadeen in ay tagaan, wuxuuna caddeeyay in ay tegayaan meel kasta oo looga yeero.
Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ay Ishabeysigii Dooxada Jubba xoog uga kacsadeen Magaalada Kismaayo, halka haatanna ay Magaaladaas si qabow gacanta ugu gashay Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed oo deegaanada ay ka taliyaan ay isugu xiran yihiin min Kismaayo ilaa Gaalkacyo.
www.ogadennews.com /kismayo1.html   (430 words)

  
 Gedonet: Going Back To Kismaayo   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
The decision was made easier not only by the fact that I needed to take a break from the daily routine of London, but the political climate in London was changing-rapidly.
Following the bombings in the heart of London, Islam phobia was rife, and it was the Muslim women on the streets who would bare the brunt of the backlash.
There have been no regular passenger flights from Nairobi to Kismaayo so my only hope was to see if I could get on a cargo flight.
www.radiogedo.com /kismaayo1.htm   (1060 words)

  
 Allgedo Online
Waa warbixin dhinacyo badan oo ku saabsan Magaalada Kismaayo
Muddo dhowr bilood ah ka dib ayaa haddana waxaa gacanta ka baxay ammaanka Kismaayo, ka dib markii malleeshiyooyinkii oo ka cabanaya in aanay helin mushaarradii loo qoray ay dhigteen isbaarooyin loogu magac daray (GOGOSHA ISBAHAYSIGA) gudaha magaalada Kismaayo, waxaa dhacday in ay isbaarooyinku isu jiraan tallaabooyin isu muuqda.
Dadka soo bara kacay ee ku nool buulasha ayaa waxa ay ku badan yihiin gudaha magaalada Kismaayo, waxana inta badan ay ag degaal goobo qashinka lagu daadiyo, taasna waxa ay sababtay in ay cudurro badani ka kala dillaacaan xeryahaas qaxootiga.
www.allgedo.com /allgedo/april2904.05.htm   (662 words)

  
 SBC Online   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Kismaayo-08.April.2004 Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose ayaa ku warramaya in ay hakad galeen hawlihii dekedda magaaladaasi ka gadaal markii kooxo maleyshiyooyin ah oo ku abtirsada Isbahaysiga Dooxada Jubba ay dhigteen gawaari ay ku rakiban yihiin qoryaha lidka diyaaradaha iyaga oo dhawr saalbo ku ridey badda habeenkii xalay...
Hal qof oo ku dhintay iyo 2 kale oo ku dhaawacantay shaqaaqo galabta ka dhacday Magaalada Kismaayo.
Kismaayo-05.April.2004 Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay 2 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal markii in hubaysan uu rasaas ooda oga qaaday niman odayaal ah oo ku raad joogay ninkan rasaasta furay galabnimadii maanta gudaha Magaalada Kismaayo....
www.sbconline.net /news.php?page=showmonth&m=04&y=2004   (9779 words)

  
 Qandala!
guda jira qaban-qaabo dagaal uu ku qaado magaalada Kismaayo oo gacanta ugu jirta Isbaheysiga Dooxadda Jubba.
howlo aad ku abaabuleyso dagaal aad ku qaado magaalada Kismaayo oo gacanta ugu jirta iminka Isbaheysiga Dooxadda Jubba,
iyo hogaamiye kooxeedyo kale oo reer Muqdisho ah oo hadda ciidan iyo tekiniko usoo diray magaalada Kismaayo.
www.qandala.com /modules/news/article.php?storyid=232   (1544 words)

  
 [14 May 1998]: UNDP PRESS BRIEFING ON SOMALIA   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
It was possible that the fighting in Kismaayo could escalate, perhaps as far as civil war in the southern region.
He said that in Kismaayo, the fighting that was affecting up to half of the Juba Valley was being closely monitored.
At the moment, Kismaayo and parts of the southern Juba Valley were also closed to humanitarian operations.
www.un.org /News/briefings/docs/1998/19980514.undp15m.html   (929 words)

  
 Definition of Kismaayo - Merriam-Webster Online Dictionary
Learn more about "Kismaayo" and related topics at Britannica.com
Find more about "Kismaayo" instantly with Live Search
See a map of "Kismaayo" in the Visual Thesaurus
www.m-w.com /cgi-bin/dictionary?va=Kismaayo   (26 words)

  
 Hamarey - Ololiha nabadeynta Soomaalida oo gaaray Kismaayo   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Aniga shakhsiyaddayda Kismaayo waa markii iigu horreysay ee aan arko, waxaanan arkay in ay tahay magaalo si weyn uga duwan fikirkii aan ka qabay, gaar ahaan xagga bilicsamida iyo baaxadda.
Magaalada Kismaayo waxay meelo badan ka shaabbahdaa Muqdisho gaar ahaan xaafadeheeda Shibbis iyo Xamar Weyne iyo Boondheere, waa magaalo qaddiim ah oo dhinaca ku wada haysa badda iyo webiga Jubba, taasoo macneedu yahay in ay hodon ka tahay deeqaha xoolaha, beeraha iyo kheyraadka badda intaba.
Kismaayo oo aan ka maqli jiray in ay tahay magaalo lagu xifaaleeyo Kismaayo iyo Kistaada ayaa waxaa ii muuqata in ay dadkeedu yihiin dad martida aad u soo dhoweeya sida aan ka arkay wafdigii Abwaan Hadraawi iyo abwaaniinta kale ee la socota.
www.hamarey.com /index.php/article/articleview/1373/1/8   (467 words)

  
 FAALLO: HUWANTII XOOGGA KU HAYSATAY JUBBADA HOOSE OO SOO GEBAGABEEYEY SHIR GUNTI-GIIJIS AH OO UGA SOCDAY KISMAAYO
Ma aha wax lala yaabo in beelaha Mareexaan iyo Harti ay ka wada hadlaan arrinta magaalada Kismaayo iyo guud ahaan mustaqbalka Dooxada Jubba, waxayse is weydiintu tahay beelaha Harti ma waxay arrimahaas kala hadlayaan beesha Habargidir ee doolaalada ku joogta deegaankoodii.
Waxaan haddaba wax lala yaabo ahayn in Huwantii xoogga ku haysatay Dooxada Jubba ay dhankooda iska diyaariyaan, si ay mar kale ugu jilib dhigaan weerar kale oo kaga yimaada dhanka Generaal Moorgan.
Maxwell Gaylard oo ah madaxa UNDP, ahna Xiriiriyaha Qaramada Midoobay ee hawlaha aadaminimo ee Soomaaliya ayaa bartamihii bishii Febraayo booqday magaalada Kismaayo.
www.mudugonline.com /2003/May/020503aragti.htm   (818 words)

  
 Gedoweb   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Isku dhac sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Shir ay maanta yeesheen dhamaan xubnaha Isbahaysiga Dooxada jubba iyo wafdi ka socday ha,yada Unicef oo ka dhacay magaalada Kismaayo
laba qof ayaa ku dhintay dagaal maanta ku dhexmaray magaalada Kismaayo ciidanka Amaanka Isbahaysiga dooxada JUbba iyo malaysiyo beeleedyo
www.gedoweb.com /september/wararkiihore.htm   (1061 words)

  
 AAYAHA.COM
Kismaayo - 30.November.2005 Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka Buula Xaaji ee galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa
Dhinaca kale, gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soconaya dadaallo la doonayo in xiisaddaasi lagu qaboojiyo.
Opinions expressed in various sections are the sole responsibility of their authors and may not represent that of Aayaha.com.
www.aayaha.com /viewpage.php?articleid=1338   (343 words)

  
 labo qof ayaa afar iyo labaatankii saac ee lasoo dhaafay loogu dilay siyaabo kala duwan gudaha magaalda kismaayo
labo qof ayaa afar iyo labaatankii saac ee lasoo dhaafay loogu dilay siyaabo kala duwan gudaha magaalda kismaayo
Falalkan dilka ah ayaa waxaa gayestay niman dableey ah oo hubeysan ayadoo ay falaalkaan xalay ka kala dhaxeen xaafada faanoole iyo calanleey ee magaalada kismaayo.
Falkan kale ee xalay isna ka dhacay magaalda kismaayo aya waxa uu ka dhacay xaafada calanleey gaar ahaan halka loo yaqana dalacada ayadoo falkana loo gayestay nin dhalin yaro ah oo markaas ku sugaa xaafadaas.
www.allsomali.com /Kismaayo-news-May-25-05.htm   (191 words)

  
 Dagaal Ksimaayo   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Dagaalkan wuxuu dhacay ka dib markii garab ka mid ah Isbahaysiga Dooxada Jubba uu weerar ku qaaday guriga Guddoomiyaha Dooxada Jubba, Barre Aden Shire (Hiiraale), waxaana halkaas ku dhintay 2 qof, dhowr kalena waa ku dhaawacantay.
Magaalada Kismaayo ayaa aad looga diyaar garoobayey soo dhaweynta Wasiirka 1aad Cali Maxamed Geedi, iyadoo dariiqyadii qashinka laga xaaqay, waxaase Wasiirka 1aad toos ugu soo gudbay Nairobi,7 May 2005, iyadoo ayan dhicin booqashadii reer Kismaayo isku diyaariyeen.
Wasiirka 1aad ayaa qorshihiisa waxaa ka mid ahaa in uu soo maro magaalada Kismaayo, lamana oga sababta keentay in uu ka soo gudbo, balse waxaa la aaminsan yahay in ay isaga iyo hoggaamiye kooxeedka Muqdishu isa soo qilaafeen, markaasna Kismaayo ay la fikir tahay kuwa Xamar.
www.kasmo.info /DagaalkaKismaayo.php   (460 words)

  
 Wararka Baidoa.com   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Muqdisho (Baidoa.com)-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi ka jiraan isku dhacy dhex maraya maleeshiyooyin ku sugan magaalada, iyadoo ay jiraan maleeshiyooyin kale oo ka tirsan kuwa Isbahaysiga Dooxada Jubba oo ka sameeyay magaalada howlo gadood ah, kuwaasi oo hakad geliyay isu socodka gaadiidka B.L-ka.
Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyooyinka ka tirsan Isbahaysiga Dooxada Jubba ay ka gadoodsan yihiin mushaharooyin aan la siin, iyadoo ay ka soconayaan magaalada Kismaayo dadaalo ay wadaan odayaal iyo mas'uuliyiin ka tirsan isbahaysiga dooxada Jubba oo doonaya in ay ku qanciyaan maleeshiyooyinka in ay joojiyaan falalka gadoodka ah ee ay wadaan.
Dhowr jeer oo hore, Waxaa ka dhacay magaalada Kismaayo falal ay sameeyeen maleeshiyooyin gadood ah, iyadoo xitaa ay mar dhacdey in ay kooxo maleeshiyooyin ah ay is hortaagaan howlihii dekeda magaalada Kismaayo.
www.baidoa.com /wbdc161004.html   (321 words)

  
 SOMALITALK.COM : DAREENKA DADWEYNAHA
Waxaa beryahan soo baxayey warar sheegaya in Gen. Morgan ku jiro abaabul dagaal uu doonayo inuu dib ugu qabsado magaalada Kismaayo.
Jeneraalka oo mudaba qaxooti ku ahaa magaalooyin kala duwan oo ay kamid yihiin Baydhabo, Garowe iyo Boosaaso ayaa xaqiiqsaday in meesha keliya ee uu magaca iyo maamuuska ku yeelan karo ay tahay magaaladii uu mudada ka talinayey ee Kismaayo.
Morgan wax soo dhoweyn ah kama uusan helin shirka ka soconaya Kenya halka Barre Hiiraale oo ah ninka iminka ka taliya Kismaayo yahay nin soo dhoweyn wanaagsan ka helay shirka isla markaana ku gorgortama gobolka uu gacanta ku hayo ee Jubada Hoose.
www.somalitalk.com /dareen/8.html   (463 words)

  
 AAYAHA.COM
Labada dhinaca ee Dowladda Federaalka ayaa ilaa iyo hadda ka hadlin ka qeybgalka shirka,iyadoo dhinaca Magaalada Muqdisho sheegeen mar hore inay ka war sugayaan garabka Jowhar.
Xubnaha ku sugan Magaalada Jowhar ayaa ka hadalka shirka Kismaayo bedelkeedu waxau bartimaameed ka dhigteen ka hadalka heshiiska dhex maray Maxamed Dheere iyo Indha Cadde.
Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa iyaguna ilaa iyo hadda ka hadlin qabashada shirka Labada garab dowladda ku yeelan lahaayeen Magaalada Kismaayo.
www.aayaha.com /viewpage.php?articleid=1431   (368 words)

  
 Kaydka Qandala Home
Wararkii maanta ee ku saabsanaa weerarkii saaka ee ka dhacay Garoowe waxaan nooga warami doono Axmed Kismaayo iyo Col:C/Laahi Yuusuf Axmed
Dadka reer Kismaayo oo ku farxay Magacaabada Raiisul Wasaaraha DKG
Waxaase dhab ah oo aad ogtahay in uu heysto Kismaayo.
qandala2.tripod.com /id67.htm   (2427 words)

  
 Ceelbuurnet
Dagaalkan oo dhacay shalay galinkii danbe aya waxa uu ka qarxay deegaanka Kaam Jiroon oo kuunfur kaga taala duleedka magaalada Kismaayo halkaasoo ay isaga hoyimaadeen labo maleeshiyo beeleedyo oo wada daga deegaanka
Dhanka kale dad waynaha reer Kismaayo ayaa waxaa ay hadal hayaan shalay iyo maantaba socdaalkii uu raysul wasaare Geedi ku imaan lahaa magaalada Kismaayo ee baaqday ayagoo ka bixiyaya aragtiyo kala duwan islamarkaana ku tilamaay baaqashada socdaalka geedi mid ay aad oga xumaadeen ayna ku sheegeen in ay tahay mid mudan raali galin.
Ilaa iyo haatan ma jiraan wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka sare ee isbahaysiga Dooxada Jubba oo ku saabsan baaqashada uu raysulwasaare Geedi ka baaqday safarkiisii uu ku imaan lahaa magaalada Kismaayo.
www.ceelbuurnet.com /8may6.html   (250 words)

Try your search on: Qwika (all wikis)

Factbites
  About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   Press   |   Contact us  
Copyright © 2005-2007 www.factbites.com Usage implies agreement with terms.