Factbites
 Where results make sense
About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   PR   |   Contact us  

Topic: Laascaanood


In the News (Wed 3 Dec 08)

  
  ::: SomaliTalk.com :::
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta oo isku habayn ku sameeyay Ciidamada daraawiishta ee laascaanood
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta oo isku habayn iyo isku shaandhayn ku sameeyay Ciidamada daraawiishta ee laascaanood
Waxaa indhowaalaba magaalada laascaanood ku sugnaa Taliyaha ciidamada daraawiishta G/sare C/laahi Cali Mire Carays waxana uu intii uu joogay uu isku shaandhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee ciidamada daraawiishta ee iyagu kusugan jiida hore iyo guud ahaanba taliska qaybta laascaanood
www.somaliatalk.com /2005/july/16m305.html   (229 words)

  
 Links at BlinkBits. laascaanood   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Laascaanood 25 Sep 2005 Gudi kormeer oo kasocda wasaarda waxbarashada dawlad......
Laascaanood or Lasanod is the administrative city of Sool Somalia The city was part of the former British Somaliland which gained independence from Britain on 26 June......
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Laascaanood dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool.
www.blinkbits.com /bits/viewforum/laascaanood_links?f=199195   (683 words)

  
 Aqoonyahano Cuqaal, iyo Ganacsato Reer Berbera ah oo Ka Hadlay Weerarkii Laas-caanood
Madaxweyne Rayaale oo Axaddii doraad ka baqoolay degmada Caynabo oo uu muddo hal habeen ah ku sugnaa ka dib markii uu ka soo laabtay Laascaanood oo uu dagaal ku haleelay.
Madax ka tirsan hoggaanka ururada siyaasadda ee Somaliland iyo mas’uuliyiintma maamulka dawladda ee magaalada Hargeysa iyo mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, kulankaas oo ahaa mid ay dadka ka soo qaybgalay madax iyo shiciba ku muujinayaan dareenkooda ku aadan faragelintii ay dhowaan ciidanka C/laahi Yuusuf ku sameeyeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Hase yeeshee ciidamada badan ee ku siyaadiyey magaalada laascaanood waxay walaac weyn geliyeen dadweynaha halkaa ku dhaqan, kuwaas oo werwer ka qaba inay meesha ka dhacaan iska hor-imaadyo milateriga, iyadoo ay dhinaca dawladda Somaliland-na laga filayo inay taa jawaab ka bixiso, taasina keento iska hor-imaad milateri oo dhex-mara maamul-goboleedka Puntland iyo dawladda Somaliland.
students.washington.edu /~jamali/Hat221.htm   (2715 words)

  
 Laascaanood Online :
Xassan Daahir Afqudhac oo ku hanjabay in uu Laascaanood Keenayo ciidamo Itoobiyaan ah.
Hadalka Afqudhac ayaa wuxuu yimid kadib markii mudaharaad lagaga soo horjeedo ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu sheegay inay ku sugan yihiin gobolka Sool,khaas ahaan magaalada Laascaanood,iyo weliba qorshe uu maamulka Puntland ku doonayo in uu xero ciidanka lagu tababaro ka sameeyo magaalada Laascaanood.
Mudaharaad balaadhan oo shalay ka dhacay magaalada Laascaanood.
www.laascaanod.com   (1493 words)

  
 poga   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Shir Lagaga Hadlayey Xalinta Khilaaf Ka Dhashay Dawlada Hoose Ayaa Maanta Lagu Qabtey Xarunta Wasaaradda Maalliyada Ee Degmada Laascaanood.
Laascaanood(Radiossc.net):-Waxaa dhawaan ka anbabaxay Degmada Laascaanood wafti ballaadhan oo ka tirsan bahda Waxbarashada ee gobolka Sool, kuwaasi oo safarro xog ururina ku soo maray Degmooyinka, Tuulooyinka iyo Daabiyadaha uu ka kooban yahay Gobolka Sool.
ka xigta Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
www.sscayn.com /poga.php?cayn=sool   (1548 words)

  
 Puntlandpost.com - All About Somalia and Puntland   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Laascaanood:-Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, ayaa wuxuu digniin ka bixinayaa wax loogu yeeray Shirwayne Soomaaliyeed oo lagu dabakho Calaama Saarka Garaadka Cusub ee Garaad Jaamac Garaad Cali ee 22/5/2006 ka dhacaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Magaalada Laascaanood, waa magaalo-nabadeed oo ka badbaaday dagaaladda iyo colaada qaybo badan oo Soomaaliya h aafeeyay, sidaas darteed, sinna looma ogalaan —karo in Laascaanood laga abuuri jawi iska horkeen iyo khilaaf dhalin-kara.
Laascaanood waxay dhul iyo dadba ka tirsan tahya DGPL, lagumana qaban karo shir aan ogolaansho dawlada looga helin.
www.puntlandpost.com /newspage.php?articleid=4468   (463 words)

  
 Hadhanaagnews.com
hadhwanaag 2006-09-14 (Hadhwanaagnews) Laascaanood (Ogaal)- Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in safar uu shalay Cadde Muuse ku tagi lahaa Degmada Buuhoodle baaqday, ka dib markii ciidamada labada dhinac ay madaafiic iswaydaarsadeen doraad.
Warar kale oo ka imanaya gudaha magaalada Laascaanood, ayaa iyana sheegaya in Mr Cadde Muuse uu ku go’doonsan yahay Laascaanood, ka dib markii ay la soo gudboonaatay cabsi ah in Ciidamada Somaliland lagu sheegay goobo muhiim ah, oo aan laga filayn.
Dhinaca kale ciidanka qaranka Somaliland, ayaa fadhiisin cusub ka samaystay jid kale oo xidhiidhiya Laascaanood iyo Buuhoodle, bartaas oo dhinaca Koonfur/galbeed ka kulaalaysa magaalada Laas-caanood.
www.hadhwanaag.com /newsdetail.jsp?selectid=2022   (783 words)

  
 Laas Qoray Net::..Heeladu waa Hanaan Laas Qoray......اهلا بكم و ...   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Cade Muuse oo saaka ka jarmaadey Laascaanood isagoo kusii jeeda Kalabayr ee isla Gobolka Sool
Laascaanood:- Waxaa saaka ka ambo baxay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood wefdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Gen Cade Muuse isagoo kusii jeeda deegaanka Kalabayr oo Laascaanood kaga beegen dhinaca Waqooyi.
Intii uu joogey Cade Muuse Laascaanood ayaa waxa uu ku soo wareegey goobo ay ka mid yihiin Cusbitaalka, Iskuulada iyo xarunta Booliiska ee Laascaanood.
www.laasqoray.net /view_article.php?articleid=954   (445 words)

  
 Burtinle Online
Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ee dhowaan gaaray magaalada ay handadaad iyo cabsi weyn ku hayaan dadweynaha degaanka.
Bartamihii todobaadkan ayey ciidamo hubeysan oo uu hogaaminayo taliyaha ciidanka Booliska Puntland Cabdirisaaq Maxmuud Yuusuf  (Cabdirisaaq Afguduud) booqasho hubeysan ku tageen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Hadaba ciidanka Afgaduud ee booqashada hubeysan ku jooga Laascaanood mala kulmi doonaan jawaab lamid ah midii ay reer Sool isaga caabiyeen weerarkii Daahir Riyaale, mise wey soo dhoweyn doonaan booqashada ciidanka Puntland?.
www.burtinle.com /news/26december.2.html   (315 words)

  
 Welcome to Banadir Forum - A Bravenet.com Forum
Waxaa Dhowaan loogaga dhawaaqay magaalada Laascaanood Maxkamad kale oo Islaami ah oo loogu Magacdaray Maxkamadda kudhaqanka Shareecada Islaamka ee Laascaanood, waxaana ka hirgeliyay halkaasi Culumaa'udiinka iyo waxgaradka Deegaankaasi.
Afhayeenku waxa uu sheegay in Xiirane uu ugu baaqayo hadalkaasi uu yiri in uu ka noqdo maadaama uu yahay qof muslim ah, waxaana waydiinayaa ayuu yiri Afhayeenka Haddii uu diido in Maxkamad Islaami ah laga hirgeliyo Magaalada Laascaanood ma wuxuu ogolaanayaan in halkaasi laga hirgeliyo Maxkamad Masiixi ah?
Wuxuu sidoo kale ku wargeliyay Cid waliba oo diidan in Maxkamad laga furo Magaalada Laascaanood in halkaasi ay kajiraan kuwa horey looga furay kuwa Cusubna laga Furi doono oo aanay Marnaba uga hari doonin Hirgelinta Shareecada Islaamka hanjabaad iyo hadalo kasoo yeera wax magarato.
pub45.bravenet.com /forum/3826882541/fetch/754247   (535 words)

  
 Ra'yiga dadweynaha
Waxa dagmada ku yaalay hal cusbitaal o ay maamuli jirtay wasaarada cafimaadka iyo shaqada ee somaliland iyo ganacsatada dagmada oo iska kaashan jiray, waxaana cusbitaalka ka howl gali jiray qiyaasti 13 dhakhatar iyo waxaada wasaarada cafimaadka iyo shaqada ee heer degmo iyo mid gobolba.
Wax hal subax bulshadi reer laascaanood ee ku nooleed nabada iyo barwaaqada ay la kowsadeen fowdo iyo dagaal ka dib marki gabi ahaanba ay gacanta ku dhigeen maleeshiyo ka soo duushay Somalia gaar ahaan gobalada soo xiga xadka somaliland.
Iayada oo badana aanay magaaladu isku socod badan aanay laheen sabab aawadeed anooyinka dilka oo aad moodid in qofba qof eeganaayo, marka muuqaalka guud ee ay laascaanood hada ku sugantahay aad indho naxariis leh ku eegtid waxa aad is way diinaysa talow meesha aad joogta ma Baqdaadba.
www.somaliweyn.com /pages/poems/Okt_05/10Okt13.htm   (766 words)

  
 SudanTribune article : Somali Puntland may deploy Ethiopian troops - report   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
The residents of Laascaanood have expressed dismay over Afqudah’s comments and are planning to hold a major demonstration today in Laascaanood against plans by the Puntland administration to use Ethiopian forces against the residents of the town, the Somaliland Jamhuuriya reported.
The vice-president, who hails from the region, said yesterday that he had replaced Laascaanood’s administrators with officials who are loyal to the Puntland administration.
The threat by the Puntland vice-president to deploy Ethiopian troops in Laascaanood to aid the Puntland administration to maintain security there, stems from fears that the administration might lose the Sool Region.
www.sudantribune.com /imprimable.php3?id_article=17341   (288 words)

  
 - A Bravenet.com Forum
DAHIR RIYAALE**kala bax duleedka laascaanood ciidamadada ama dagal gali.
beesha laascaanood waa kala qeybsantey hal meel ha iskugu tagto danaheedana ha qabsato laakiin laga wanagsan in ciidamo la dul dajiyo beesha cabsi galiya dadka ku dhaqan magalada iyo reermiyiga xoolo dhaqatada ah ee duleedka degan.
Re: DAHIR RIYAALE**kala bax duleedka laascaanood ciidamadada ama dagal gali.
pub46.bravenet.com /forum/3947150818/fetch/713649   (105 words)

  
 HorseedNET All About Somalia - Puntland - East Africa
Taliye ku xigeenka police-ka puntland oo gaaray magaalada laascaanood
Laascaanood:-Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarnta Gobolka Sool
Balse warar kale oo hoose oo aanu helnay ayaa sheegaya In uu tagay halkaasi ka dib markii ay soo bexeen hadallo is dhaafsan oo sheegaya inay kusoo badanayaan dadka taagersan Maxkamadaha qaar koodna Masaajidada Laascaanood kasoo jeediyay khudbado ay kutaageersan yihiin kooxaha maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada muqdisho.
www.horseednet.com /horseednet.php?id=5175   (209 words)

  
 halganews - Ciidamo loo Dirayo Baydhabo oo Khilaaf ka dhex Dhaliyey Saraakiisha Puntland   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Asad Xuseen Warsame, Sarkaal ka tirsan Ciidamada Jiidda Laascaanood
Laascaanood (Jam)- Taliska Guud ee Ciidanka Puntland ayaa isku dayey in ay raraan cutub ka tirsan ciidamadooda aagga hore ee Gobolka Sool, si ay gacan u siiyaan maamulka Cabdillaahi Yuusuf ee ku sugan magaalada Baydhabo.
Wuxuuna intaa ku daray in askar badani sidaa kaga tagtay fadhiisimada ciidan ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaanna aagga ku dhereran jidka laamiga ah ee isku xidha Caybaba iyo Laascaanood.
www.halganews.com /content/view/2515/2   (504 words)

  
 ::Xargaga Online::
Laascaanood oo maanta duhurkii nin lagu xabdeeyey,ninkaasina uu hada dhaawac yahay
Ninkan falka geystey ayaa ilaa hada ku sugan magaalada laascaanood oo aan dhinacna uga bixin,warku wuxuu intaa ku darayaa isla ninkani inuu weeraray baabuur ay saaraayeen niman dhalin yaro ah oo tiradoodu shan tahay bishii Aug30 keedii kana dhaawacay labo qof ilaa iyo hadana aan arinkaa laga xaalin lana isaga iman.
guud ahaan saxaafada ssc ayaan arimahan dhamaantood soo qorin waa arinkan maanta dhacay iyo kii Aug30 ka dhacay magaalada laascaanood, iyadoo ay ka eegayaan dhinaca nabad gelyadooda maadaama ay ninkan isku reer yihiin taliyaha police ka iyo guddoomiyaha gobolkaba, warkan wixii ka soo siyaada gadaal baanu idin kala soo socod siin insha allaah.
www.xargaga.com /full.php?num=105   (342 words)

  
 Radio Laascaanood - The Real Voice of Sool, Sanaag & Cayn
Weerarkaan oo bilowgii ka dhacay magaalada ardaa ayay kala kulmeen maleeysiyada Dirta waqooyi dagaal aanay filayn kadib markii ciidamada puntland ee ku sugan ardaa ay fooda is darsadeen kuna khasbeen ciidankii cadowga in ay dib ugu noqdaan meeshii ay ka yimaadeen.
Mar Radio Laascaanood Xidhiidh la sameeyey degamada fiqifuliye ayay noo xaqiijiyeen in Maleeysiyada snm uu halkaas kaga dhintay hal askri islama markaana aanay jirin khasaare ah oo soo gaadhay dhinaca kale.
Maxamed Cali Cilmi oo bare ka ah dugsiyada magaalada xudun ayaa noo sheegay maraanu khadka telfoonka kula xidhiidhnay in ay hadda degan tahay magaaladu isla markaana ay gacanta ku hayaan magaalada odayaasha iyo waxgaradku bal ay aad uga cadhaysan yihiin dadweynuhu wax uu ugu yeedhay doorasha kusheegta dabka lagaga shidaayo dhul aan belaayo ka jirin.
www.radiolaascaanood1.com /news2005/newsepxudun250909.html   (319 words)

  
 Welcome to the Radio free Somalia
Aqoonsiga ku xiran laascaanood waa waxa soomaalida ka fajaciyey.
wasiirka Ingiriiska wuxuu ku yiri "Isaaq haddii aad qabsataan Laascaanood aqoonsigiina waa diyaar, si aan idiin aqoonsano qabsada laascaanood markaas dunida oo dhan waa idin aqoonsanaysaa waxaadna carqalad gelinaysaan in Soomaaliya aanay dawlad ka dhalan.
Isaaq oo intaas maqlay iyo amaan ingiriis yaa ka celinaya laascaanood.
www.radiofreesomalia.com /warankulule11.htm   (514 words)

  
 Booqashada Cadde Muuse Iyo Xiisadaha Ku Xeeran | Somalilandtalk.com
Inkasta oo aan socdaalka Gen. Cadde aan si rasmi ah daboolka looga qaadin, wararka naga soo gaadhey magaalada Laascaanood waxay sheegayaan in socdaalkiisu dabada ku hayo khilaaf la sheegay inuu soo dhexgalay isaga iyo ku-xigeenkiisa, Mr.
Magaalada Laascaanood oo beryahan dambe xaaladeedu kacsanayd ayaa ammaankeeda si weyn loo adkeeyey, iyada oo laga baqayo in dad ka soo horjeeda Cadde Muuse ay sameeyaan bannaanbaxyo ku lid ah socdaalkiisa.
Sidoo kale, waxay labada masuul isku maandhaafeen arrin ku saabsan xuduudka gobolada, iyada oo xadkii Gobolka Nugaal ee Garoowe loo soo raray dhinaca Laascaanood qiyaas dhan 30 KM, taas oo iyaduna qayb ka ah cadhada iyo kacdoonka reer Laascaanood ee ku lidka ah Caddo Muuse.
www.somalilandtalk.com /node/334   (439 words)

  
 Radio Midnimo - Official Website   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
Ugu yaraan 60 guri ayaa waxyeelo gaartay kadib markii uu xalay gelinkii danbe uu magaalada miray roob lixaad leh oo magaalada Laascaanood ka da’ay.
Dhinaca kalena waxaa xalay magaalada Laascaanood soo gaaray Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Nuur Salaad, waxaana loo aaneynayaa booqashada Taliyaha ee xiligan in ay salka ku hayso amaan darrada soo wajahday deegaanka gobolka Sool oo Toddobaadkan ay ka dhaceen Laba dil oo loo geystay dad bir ma geydo ah.
Waxaa kaloo shalay soo shaac baxay war sheegaya in uu is casilay taliyihii Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool, warkaasoo aan weli si rasmi ah loo shaacin, haseyeeshee, Taliye Nuur Salaad ayaa la sheegayaa in uu sii joogi doono magaalada Laascaanood mudo 10 cisho ah.
www.radiomidnimo.com /modules/news/article.php?storyid=346   (255 words)

  
 XILDHIBAAN CALI BAASHE OO HADAL UU SAXAAFADA KA SHEEGAY BULSHADA MAGAALADA LAASCAANOOD QAYBO KA MID AH KA CADHAYSIIYAY ...
XILDHIBAAN CALI BAASHE OO HADAL UU SAXAAFADA KA SHEEGAY BULSHADA MAGAALADA LAASCAANOOD QAYBO KA MID AH KA CADHAYSIIYAY (MIDGAHAA DHULBAHANTE KAGA QIIMO BADAN DAWLADDA.)
Xildhibaan Cali Baashe Oo Hadal Uu Saxaafadda Ka Sheegay Bulshada Magaalada Laascaanood Qaybo Ka Mid Ah Ka Cadhaysiiyey(Mid-gahaa Dhulbahante Kaga Qiimo Badan Dawladda).
Laascaanood(Radiossc.com):-Waraysi uu dhawaan xildhibaan Cali baashe Maxmuud Siiyey qaybo ka mid ah warbaahinta Magaalada Laascaanood ayaa hadallo uu ku sheegay waraysigaasi wuxuu ka cadhaysiiyey qaybo ka mid ah Bulshada magaalada Laascaanood.
www.midgaan.com /xildhibaancalibaashe.htm   (113 words)

  
 xayeysiis   (Site not responding. Last check: 2007-10-10)
This week in Laascaanood, The city of the milky lakes and the home of the braves resembled that Somali star.
As representatives of all five Somali areas, Five Somali clans and Somali dignitaries from five continents united under the trees of Geedo-Qarsey, Laascaanood, in a peaceful celebration of the coronation of a new Somali traditional leader.
The message that came out of the gathering was one of peace and unity for the Somali people, which is stark contrast of the messages sent by the forever feuding politicians that congest and pollute the airwaves with their invective rhetoric of war, destruction and division.
www.sscayn.com /xayeysiis.php?adid=28   (820 words)

  
 Alltaleex|SSC|Nin lagu dilay Magaalada Laascaanood
Sida uu ku soow aramaya wariyaha shabakada Alltaleex ee magaalada Laascaanood waxaa abaara shantii galabnimo saacada afrikada bari lagu dilay magaalada laascaanood Askar ka tirsanaa ciidamda Poliska Puntland xasan muuse (wadaado laaye).3
Shilkan ayaa waxaa uu ka dhacay kantaroolka galbeed ee magaalada Laascaanood.
Sabata dilka keenta ayaa lagu sheegay oo qudha ka dib markii ay afka ka wada murmeen labada nin oo ka wada tirsanaa ciidamada Poliska
www.alltaleex.com /war2006/waraugust1908.htm   (142 words)

  
 war
Laascaanood ee taageersan Somaliland oo ka soo baxay saldhig ay ku leeyihiin duleedka galbeedka ee magaalada Laascaanood oo doonayey inay magaalada galaan, markii uu ku soo dhawaaday kaantaroolka galbeed ee magaalada Laascaanood oo ay joogaan ciidan ka tirsan ciidamada maamul goboleedka C/laahi Yuusuf oo salaasadii todobaadkii hore duulimaad ku qabsaday magaalada Laascaanood saaka.
Wararka kale ee aanu ka helnay Laascaanood ayaa sheegaya in dadka deegaanku gawaadhi badan siiyeen ciidanka deegaanka ee taageersan Somaliland, laakiin waxa ay wararku intaa raaciyeen in ciidamada ku soo duulay magaalada ee ka yimi dhinaca Garoowe tiradoodu tahay ilaa 70 nin oo wata lix gaadhi oo ay saran yihiin qoryaha baroonka loo yaqaan.
Si kastaba ha ahaatee ilaa hadda lama sheegin wax intaa dhaafsiisan oo ka soo baxay dhinaca xukuumada Somaliland, balse wararka dhinaca Laascaanood waxa ay intaa ku darayaan in maanta gabalku ugu dhacay dhibaato la’aan marka laga reebo dhimashada iyo dhaawacaa.
www.ucidparty.com /laasdil25.htm   (534 words)

  
 ::: SomaliTalk.com :::
waxaa subaxnimadii Arbacada ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad wayn kaasi oo looga soo horjeedo ciidamo la sheegay in ay soo galeen gudaha dalka somalia gaar ahaana magaalooyinka gaalkacyo iyo baydhabo.
mudaharaadkan intii uu socday wax dhib ah ma gaysan dadkuna waxay socoda ku marayeen wadooyinka waawayn ee gudaha magaalada laascaanood.
Mudaharaadkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili ay magaaladaasi laascaanood ku sugan yahay madax wayne ku xigeenka puntland kaasi oo baryahan ka waday magaaladaasi sidii ay ku yeelan lahayd golaha deegaanka ee degmada laascaanood isla markaana la xaliyaya khiulaaf badan oo ka jiray magaalada laascaanood.
www.somalitalk.com /2006/aug/31aug016.html   (1081 words)

Try your search on: Qwika (all wikis)

Factbites
  About us   |   Why use us?   |   Reviews   |   Press   |   Contact us  
Copyright © 2005-2007 www.factbites.com Usage implies agreement with terms.